HomeWararMacalin Dugsi Quraan oo gurigiisa lagu dhex dilay Magalada Muqdisho

Macalin Dugsi Quraan oo gurigiisa lagu dhex dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Rag hubeysan oo ilaa iyo hadda aan la garan waxa ay ahaayeen ayaa saakay arroortii xilligii Salaada Subax waxa ay Macalin Dugsi quraan ku dileyn qeybo ka mid ah degmada Wadajir. Dadka deegaanka ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in raga hubeysnaa ay gurigiisa ay ugu galeen Macalinka dugsi,isla markaana ay ku dhex dileen. Xaafada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag hubeysan oo ilaa iyo hadda aan la garan waxa ay ahaayeen ayaa saakay arroortii xilligii Salaada Subax waxa ay Macalin Dugsi quraan ku dileyn qeybo ka mid ah degmada Wadajir.

Dadka deegaanka ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in raga hubeysnaa ay gurigiisa ay ugu galeen Macalinka dugsi,isla markaana ay ku dhex dileen.

- Advertisement -

Xaafada Dilka uu ka dhacay ayaa ahaa Isgoyska Kaawa-godeey qeybta degmada Wadajir,iyada oo dadkii ka dambeeyey dilkaas ay goobta ka baxsadeen.

Dadka ku nool Xaafada kaawa godeey ayaa aad uga naxay Macalinka Dugsi Quraan ee saakay lagu dilay xaafadaas oo ay aad u garanayeen.

Waa dilkii labaad  ee saakay ka dhaca degmada Wadajir,iyada oo saakay degmadaas Xaafad ka mid ah lagu dilay Nin ka mid ahaa Ganacsatada Hilibka oo lagu Magacaabi jiray Muxudiin Cosoble.

- Advertisement -

Maamulka degmada Wadajir weli kama hadlin dilalkaas saakay ka dahcay degmadaas,waxana haatan socda howlgallo ay wadaan Ciidamada dowladda oo lagu abadi goobayo dadkii ka dambeeyey dilkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts