HomeCaalamkaHogaamiye ku xukunnaa dil oo xabsiga laga siidaayay dalka Itoobiya

Hogaamiye ku xukunnaa dil oo xabsiga laga siidaayay dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Andargachew ‘Andy’ Tsege, oo ahaa hogaamiye sare oo mucaaradka Itoobiya ka tirsan islamarkana ku xukunnaa dil ayaa xabsiga laga siidaayay maanta ,waxaa sidaasi sheegaya wariyaha BBC qaybta Amxaariga Kalkidan Yibeltal. ‘Andy’ Tsege,oo sidoo kale haysta dhalashada dalka Britain ayaa imika dib ula midoobay qoyskiisa. Siideynta ayaa waxaa si wayn u sugayay waalidiinta hogaamiyaha oo iyagu […]

- Advertisement -

Andargachew ‘Andy’ Tsege, oo ahaa hogaamiye sare oo mucaaradka Itoobiya ka tirsan islamarkana ku xukunnaa dil ayaa xabsiga laga siidaayay maanta ,waxaa sidaasi sheegaya wariyaha BBC qaybta Amxaariga Kalkidan Yibeltal.

‘Andy’ Tsege,oo sidoo kale haysta dhalashada dalka Britain ayaa imika dib ula midoobay qoyskiisa.

- Advertisement -

Siideynta ayaa waxaa si wayn u sugayay waalidiinta hogaamiyaha oo iyagu ku nool magaalada Bole oo u dhaw caasimada,Addis Ababa.

Waxaa xabsiga la dhigay Mr Andargachew afar sano ka hor.

Mr Andargachew ayaa waxa uu ahaa xoghayihii guud ee dhaqdhaqaaqii la mamnuucay ee Ginbot 7.

- Advertisement -

Dowladda ayaa ku dhawaaqday siidayntiisa, waxa ayna sheegtay in ay qayb ka tahay dadaalada dib u heshiisiinta ee dalka ka socda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories