HomeCaalamkaXilliga la qabanayo Doorashadda Guud ee Pakistan oo la shaaciyey

Xilliga la qabanayo Doorashadda Guud ee Pakistan oo la shaaciyey

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Iyadoo ay Dowladda Pakistan isbuucii ugu dambeeyey ku sugan tahay Xafiiska ayaa waxaa la shaaciyey in bisha July 25-da la qaban odono Doorashadda Guud ee dalkaasi. Madaxweynaha dalkaasi, Ma’muun Xuseen ayaa iclamiyey Taariikhdaasi, sida ay sheegeen Saraakiisha Doorashadda ee dalkaasi. Barlamaanka iyo Xukuumadda dalkaasi waxay xilka ka degi odonaan bishan May 31-da, iyadoo la magacaabi […]

- Advertisement -

Iyadoo ay Dowladda Pakistan isbuucii ugu dambeeyey ku sugan tahay Xafiiska ayaa waxaa la shaaciyey in bisha July 25-da la qaban odono Doorashadda Guud ee dalkaasi.

Madaxweynaha dalkaasi, Ma’muun Xuseen ayaa iclamiyey Taariikhdaasi, sida ay sheegeen Saraakiisha Doorashadda ee dalkaasi.

- Advertisement -

Barlamaanka iyo Xukuumadda dalkaasi waxay xilka ka degi odonaan bishan May 31-da, iyadoo la magacaabi doono Ra’isul-wasaare iyo Maamul KMG, kuwaasi oo xilka hayn doona xilliga Kala-guurka.

Maamulkaasi KMG ma laha awood ay go’aan ku samayn karaan, balse waxay ilaalo ka qaban doonaan Doorashadda Guud, ilaa laga soo dooranayo Dowlad cusub.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories