HomeCaalamkaSawirro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Moussa Faki Mahamat

Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Moussa Faki Mahamat

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika, Moussa Faki Mahamat. Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Moussa Faki Mahamat ayaa si qoto dheer uga wada hadleen nabadda iyo xasilloonida guud ahaan gobolka gaar ahaan Soomaaliya. Ra’iisul wasaare Khayre ayaa uga mahad celiyay taageerada midowga Afrika […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Addis Ababa kula kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika, Moussa Faki Mahamat.

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Moussa Faki Mahamat ayaa si qoto dheer uga wada hadleen nabadda iyo xasilloonida guud ahaan gobolka gaar ahaan Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaare Khayre ayaa uga mahad celiyay taageerada midowga Afrika ay la garab taaganyihiin Soomaaliya iyo shaqada ay ka hayaan ciidamada nabad ilaalinta AMISOM gudaha Dalka.

RW Khayre kahor inta uusan kasoo dhoofin Addis Ababa Waxaa kale oo kulmay Gudoomiyaha Guddiga nabadda iyo amaanka ee Midawga Afrika, waxa ayna ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin amniga iyo qorshaha ay Ciidanka Soomaaliyeed ugala wareegayaan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM guud ahaan amniga qaranka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Addis Ababa waxa uu horay kulamo ugula yeeshay wasiirka arimaha dibadda iyo Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo ay ka wada hadleen arima badan oo labada dal dan u ah.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories