HomeCaalamkaRa’iisul Wasaaraha Itoobiya oo cafis u fidiyay hoggaamiye mucaarad oo dil ku...

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo cafis u fidiyay hoggaamiye mucaarad oo dil ku xukunnaa

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa sheegay inuu cafis u fidiyay Andargachew Tsige, oo ahaa xog-hayaha guud ee Ururka Ethiopian opposition movement, Patriotic , oo loo yaqaan Ginbot 7. Andargachew  Tsige, ayaa lagu xukumay dil Sanaddii 2009-kii, balse wuxuu Dowladda u gacan galay markii ay sirdoonka Itoobiya ka qabteen Garoonka Diyaaradaha Dalka Yemen […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa sheegay inuu cafis u fidiyay Andargachew Tsige, oo ahaa xog-hayaha guud ee Ururka Ethiopian opposition movement, Patriotic , oo loo yaqaan Ginbot 7.

Andargachew  Tsige, ayaa lagu xukumay dil Sanaddii 2009-kii, balse wuxuu Dowladda u gacan galay markii ay sirdoonka Itoobiya ka qabteen Garoonka Diyaaradaha Dalka Yemen June 2014-kii, markaas oo uu kusii jeeday Dalka Eretrea.

- Advertisement -

Ginbot 7, oo ka mid ah dhowr Urur oo ay Dowladda Itoobiya ku dartay Liiska argagixisada ayaa lagu eedeeyaa inuu Gacan saar dhow la leeyahay Dowladda Eretrea oo ay cadaawad xumi ka dhaxayso xukuumadda Addis ababa.

Ninkan oo asal ahaan kasoo jeeda Qoomiyadda Tigreega ayaa haysta dhalashada Dalka Ingiriiska, waxaana soo sii deyntiisa dedaalla badan ku bixisay Dowladda Britain, wuxuuna sheegay Ra’iisul wasaare Abiy Axmed inaysan wax faa’iido ah u lahayn xarigga Andargachew  Tsige, oo haysta Jinsiyad Dalka UK oo Gacan saar la leh Itoobiya.

Dowladda Itoobiya ayaa dhawaan soo deysay xubno isugu jira siyaasiyiin waaweyn iyo suxufiyiin loo xiray siyaabo kala duwan, taasoo qayb ka ah ballan qaadyadii Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ee ahaa inuu la imaanayo furfurnaan siyaasadeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories