HomeCaalamkaLaacibka Maxamed Salaax oo la rajeynayo inuu ka qeyb geli doona Tartanka...

Laacibka Maxamed Salaax oo la rajeynayo inuu ka qeyb geli doona Tartanka Koobka Adduunka.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

War-qoraal oo ka soo baxay Kooxda Xulka Qaranka ee K/cagta ee dalka Masar ayaa lagu sheegay inuu Ciyaar-yahan Maxamed Salaax rajeynayo inuu ka qeyb galo Tartanka K/cagta Adduunka oo ka furi doona dalka Raashiya. Qoraalka oo la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Kooxda K/cagta Masar (Egypt National Football Team) ee @Pharaohs  ayaa lagu shaaciyey inuu […]

- Advertisement -

War-qoraal oo ka soo baxay Kooxda Xulka Qaranka ee K/cagta ee dalka Masar ayaa lagu sheegay inuu Ciyaar-yahan Maxamed Salaax rajeynayo inuu ka qeyb galo Tartanka K/cagta Adduunka oo ka furi doona dalka Raashiya.

Qoraalka oo la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Kooxda K/cagta Masar (Egypt National Football Team) ee @Pharaohs  ayaa lagu shaaciyey inuu Dr. Maxamed Abu Ola sheegay inuu si toos ah ugala hadlay Shaqaalaha Caafimaadka ee Kooxda Liverpool FC  xaalladda Laacibkaasi, waxaana jirta rajo ku adaan inuu Maxamed Salaax awoodi karo inuu ka qeyb gaalo Koobka Adduunka oo furmi doona 18-maalmood kadib.

- Advertisement -

Qoraalka waxaa kaloo lagu muujiyey in dhaawaciisa ka dhigay nasiib-xumo inuusan si wanaagsan u dhamaysanin Ciyaarta Xilligan ee Anfielf, oo isaga ka dhigaysa inuu dhaliyey 44 gool iyo 15 kale oo uu taageero ka geystay dhalintooda.

Ciyaarta ugu horreyso ee Xulka K/cagta ka ciyaari doonaan Koobka Adduunka, waxay ka tirsan yihiin Group A oo ay is-arki doonaan Xulalka Uruguay, Russia iyo Sacuudiga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories