HomeCaalamkaCiiddanka Ethiopia oo hub fara badan ku qabtay Xuduudka dalka Suudaan.

Ciiddanka Ethiopia oo hub fara badan ku qabtay Xuduudka dalka Suudaan.

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Wakaalladda Wararka Ethiopia ee ENA ayaa sheegtay inay Ciiddanka ku sugan Gobalka Amxaaradda ee Waqooyiga dalkaasi gacanta ku dhigeen 115 Qori iyo Rasaas fara badan oo si qarsoodi ah looga soo geliyey Xuduudka Sudan. Sarkaal ayaa sheegay in la qabtay 3 gaadiidka xamuulka oo lagu soo qariyey Hubkaas Kontorobaanka ah,base wax faahfaahin ah lagama bixinin […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Ethiopia ee ENA ayaa sheegtay inay Ciiddanka ku sugan Gobalka Amxaaradda ee Waqooyiga dalkaasi gacanta ku dhigeen 115 Qori iyo Rasaas fara badan oo si qarsoodi ah looga soo geliyey Xuduudka Sudan.

Sarkaal ayaa sheegay in la qabtay 3 gaadiidka xamuulka oo lagu soo qariyey Hubkaas Kontorobaanka ah,base wax faahfaahin ah lagama bixinin halka loo waday hubkaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ciiddanka Ethiopia waxay bishan May 17-dii sheegeen inay 350 Bistooladooda ku qabteen Tuulladda Awoore ee Gobalka Amxaaradda oo u dhow xuduudka Suudaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories