HomeCaalamkaAskari Yuhuudi ah oo u geriyooday dhaawac iyo Hoggaamiyaha Falastiin oo xaalladiisa...

Askari Yuhuudi ah oo u geriyooday dhaawac iyo Hoggaamiyaha Falastiin oo xaalladiisa soo hagaagayso..

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Hadal ka so obaxay Milliteriga Yuhuudda ayaa lagu sheegay in Askarigaa uu u geeriyooday dhaawac ay Falastiiniyiinta u geysteen Khamiistii la soo dhaafay. Askarigaasi oo la oran jirey Saddex Alifle Ronen Lubaraski ayaa ladhaawacay xilli uu hawlgal u joogay magaalladda Ramala. Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Reer Falastiin, Mxaamuud Cabaas ayaa la filayaa in berrito laga soo […]

- Advertisement -

Hadal ka so obaxay Milliteriga Yuhuudda ayaa lagu sheegay in Askarigaa uu u geeriyooday dhaawac ay Falastiiniyiinta u geysteen Khamiistii la soo dhaafay.

Askarigaasi oo la oran jirey Saddex Alifle Ronen Lubaraski ayaa ladhaawacay xilli uu hawlgal u joogay magaalladda Ramala.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Reer Falastiin, Mxaamuud Cabaas ayaa la filayaa in berrito laga soo saaro Isbitaal ku yaalla magaalladda Ramala oo uu ku jiray tan iyo bishan 20-da.

Madaxweyne Abu Maasim ayaa la sheegay inya xaalladiisa caafimaad soo hagaagayso, iyadoo laga daawaynayey Caabuq kaga dhacay Sambabka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories