HomeCaalamkaAskar u dhalatay Raashiya oo lagu dilay gudaha dalka Suurya.

Askar u dhalatay Raashiya oo lagu dilay gudaha dalka Suurya.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

4 Askar Raashiyaan ayaa la dilay, 5 kalena waa la dhaawacay, kadib, markii lagu soo weeraray  Gobalka DEYR AZUUR ee Bariga dalka Syria. Wakaalladdaha Wararka Raashiya ayaa maanta shaaciyey in Maleshiyo hubeysan soo weerareen goob ay yaalleen Madaafiicda Goobta oo ay Milliteriga Dowladda Syria lahaayeen. Labo La-taliyayaal Raashiyaan ah ayaa la sheegay inay isla goobta […]

- Advertisement -

4 Askar Raashiyaan ayaa la dilay, 5 kalena waa la dhaawacay, kadib, markii lagu soo weeraray  Gobalka DEYR AZUUR ee Bariga dalka Syria.

Wakaalladdaha Wararka Raashiya ayaa maanta shaaciyey in Maleshiyo hubeysan soo weerareen goob ay yaalleen Madaafiicda Goobta oo ay Milliteriga Dowladda Syria lahaayeen.

- Advertisement -

Labo La-taliyayaal Raashiyaan ah ayaa la sheegay inay isla goobta ku geeriyoodeen, halka ay 2 kalena ku geeriyootay Isbitaalka.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee dalak Raashiya ayaa lagu xaqiijiyey in Askarta lagu dilay weerar xalay ka dhacay Bariga Syria.

Sidoo kale, weerarkaasi waxaa lagu dilay 43 ka tirsan Maleeshiyadii weerarka soo qaaday.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Tirada Guud ee Askarta Raashiyaanka ee lagu dilay dalka Syria waxay gaaraysaa 92-Askari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories