HomeCaalamkaHoggaamiyaha Mucaaradka ee GIMBOT 7 ee Ethiopia oo la sii dayn doono,

Hoggaamiyaha Mucaaradka ee GIMBOT 7 ee Ethiopia oo la sii dayn doono,

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Idaacadda FANA ee ku taalla magaalladda Addis Abeba ayaa maanta sheegtay in la filayo in la sii daaayo Hoggaamiyaha Kooxda Mucaaradka ee GINBOOT 7, kaasi oo sannadkii 2014-kii laga soo qabtay dalka Yemen. Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabo  ANDARAGAJEW TASIGE oo haysta dhalashadda dalka Britain  ayaa la sheegay in cafis loo fidiyey, kadib, markii uu Xeer […]

- Advertisement -

Idaacadda FANA ee ku taalla magaalladda Addis Abeba ayaa maanta sheegtay in la filayo in la sii daaayo Hoggaamiyaha Kooxda Mucaaradka ee GINBOOT 7, kaasi oo sannadkii 2014-kii laga soo qabtay dalka Yemen.

Hoggaamiyahaasi oo lagu magacaabo  ANDARAGAJEW TASIGE oo haysta dhalashadda dalka Britain  ayaa la sheegay in cafis loo fidiyey, kadib, markii uu Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalkaasi uu soo farageliyey arrintaasi.

- Advertisement -

Tan iyo markii uu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia Abii Axmed la doortay bishii April ee sannadkan waxa uu oodda ka qaaday dhowr kun oo Maxaabiis, oo ay ku jiraan Siyaasiyiin caan ah iyo Suxufiyiin.

                                                                                   

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories