HomeCaalamkaAkhriso:-Afar qodob oo Ra'iisul  Wasaare Kheyre kala hadlay dhiggiisa Itoobiya

Akhriso:-Afar qodob oo Ra’iisul  Wasaare Kheyre kala hadlay dhiggiisa Itoobiya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed. Kulankan oo ahaa mid miro Dhal ah ayaa qodobadii labada Ra’iisul wasaare ay uga wada hadleen waxaa kamid ahaa Kobcinta dhaqaalaha, Horumarinta caafimaadka, waxbarashada, iyo amniga guud ahaan gobolka gaar ahaan sidii labada dal […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Dr. Abiy Ahmed.

Kulankan oo ahaa mid miro Dhal ah ayaa qodobadii labada Ra’iisul wasaare ay uga wada hadleen waxaa kamid ahaa Kobcinta dhaqaalaha, Horumarinta caafimaadka, waxbarashada, iyo amniga guud ahaan gobolka gaar ahaan sidii labada dal ay isaga kaashan lahaayeen la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada.

- Advertisement -

Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda fedetaalka, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda, safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia iyo xubno ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku wehliyay Ra’iisul Wasaare Khayre kulanka uu la qaatay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia.

Kulankaan ay Addis Ababa ku yeesheen labada Ra’iisul Wasaare ayaa noqonaya kii u horreeyey tan iyo markii uu Dr. Abiy Ahmed noqday Ra’iisul wasaaraha dowladda Ethiopia.

Latest stories