- Advertisement -
- Advertisement -
Barnaamijka Tartanka Bisha Ramadaan ee dugsiyada Sare ee Idaacadda Dalsan waxaa ku tartamaya inta badan Dugsiyada Sare ee ku yaalla gobolkan Banaadir.
Barnaamijkan ayaa waxaa taabagelineysa Shirkada Dahabshiil Group.
- Advertisement -
Maanta oo Jimce ah waxaa ku tartamaya Dugsiyada Sare ee kala ah
Tabuuk iyo Alhuda Siinaay.
