HomeCaalamkaMadaxweynaha Uganda oo sheegay inay Xaalladda Somalia caadi noqon doonto tobanka sanno ee...

Madaxweynaha Uganda oo sheegay inay Xaalladda Somalia caadi noqon doonto tobanka sanno ee soo socota 

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweyne Yoweeri Kaguta Museveni waxa Uu hadalkaasi ka jeediyey mar uu la kulmay Arday loo tababaryo Hawlaha Ciiddanka, oo wax ku barta Kolejka Milliteriga ee  the British Advanced Commanders’ Staff College ee dalka Britain,  kuwaasi oo booqsho 5 maalmood ku jooga Uganda. Waxa uu sheegay in Ciiddamadda dalalka Uganda iyo Britain uu ka dhexeeyo Iskaashi dhinacyo badan,  isla […]

- Advertisement -

Madaxweyne Yoweeri Kaguta Museveni waxa Uu hadalkaasi ka jeediyey mar uu la kulmay Arday loo tababaryo Hawlaha Ciiddanka, oo wax ku barta Kolejka Milliteriga ee  the British Advanced Commanders’ Staff College ee dalka Britain,  kuwaasi oo booqsho 5 maalmood ku jooga Uganda.

Waxa uu sheegay in Ciiddamadda dalalka Uganda iyo Britain uu ka dhexeeyo Iskaashi dhinacyo badan,  isla markaana ay wadaagaan  Ammaanka, Siyaasadda Horumarinta,  sida Maalgashiga.

- Advertisement -

Mar uu ka hadlayey Arrimaha Gobalka, waxa uu carrabka ku dhuftay Xaalladda dalka Somalia iyo Hawlgalka AMISOM oo ay Ciiddanka Uganda qeyb ka yihiin.

Madaxweynuhui waxa kale o ouu ka hadlay Arrimaha Siyaasadda Somalia, wuxuuna saadaaliyey inay Xaalladu caadi ku soo noqon doonto 10-ka sanno ee soo socda, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu intaasi ku daray in Kooxaha Siyaasadda Somalia si wadajir ah la isugu keeni karo, iyadoo loo marayo Dhaqhaqaaqyada Ardayda, iyo Dhismayaasha la heli karo si loo badbaadiyo dalkooda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweyne Museveni waxa uu tilmaamay inay dadka Uganda noqon dooaan Bulsho casri ah 25-ka sanno ee soo socda.

waxa kale oo uu ka hadlay culayska ay Qaxootiga ku hayaan dalkiisa iyo rajada uu ka qabo  inay Ciiddanka Uganda noqon doonaan kuwa casri ah.

Latest stories