HomeCaalamka50 qof oo ku dhimatay Dooni ku dagtay webi ku yaa dalka...

50 qof oo ku dhimatay Dooni ku dagtay webi ku yaa dalka Congo

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Waddanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa sheegaya in dad badan lagu la’yahay webiga Momboyo ee gobolka waqooyiga ee Tshuapa, kaddib markii ay halkaasi ku degtay doonnidii ay dadkaasi saarnaayeen. Saraakiisha dalka Burundi ayaa BBC u sheegay in 49 qof la la’yahay kaddib markii ay degtay doonay saarnaayeen. Ku dhawaad 50 qof oo kale oo saarnaa […]

- Advertisement -

Waddanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa sheegaya in dad badan lagu la’yahay webiga Momboyo ee gobolka waqooyiga ee Tshuapa, kaddib markii ay halkaasi ku degtay doonnidii ay dadkaasi saarnaayeen.

Saraakiisha dalka Burundi ayaa BBC u sheegay in 49 qof la la’yahay kaddib markii ay degtay doonay saarnaayeen.

- Advertisement -

Ku dhawaad 50 qof oo kale oo saarnaa doontaasi ayaa lasoo sheegayaa inay ka badbaadeen shilka.

Doontan ayaa ku socotay inta u dhaxeyso magaalooyinka Monkoto iyo Mbandaka ee dalkaasi.

Waxa sababay in doonta ay degto ayaanan wali cadeyn.

- Advertisement -

Balse Dalkaasi Jamhuuriyda Dimoqaraadiga ee Congo ayaa waxaa caadi ka ah In lagu safro doomo aad u buux dhaafa, maadaama wadooyin badan oo dalkaasi ah ay yihiin kuwa aanan la isticmaalin.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka Shuwaaba oo ah goobta ay doontu ku degtay ayaa sheegaya in kooxaha gurmadka ay kusii jeedaan goobta uu shilku ka dhacay, halkaasi oo meydad badan aana wali laga soo saarin.

Bishii lasoo dhaafay in ka badan 40 qof oo doonay ay inay gaaraan dalka dariska la ah ee Congo Brazavile ayay doon la degtay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories