HomeCaalamkaYuhuudda oo 2,500 oo guryo cusub ka dhisi doonta Daanta Galbeed ee...

Yuhuudda oo 2,500 oo guryo cusub ka dhisi doonta Daanta Galbeed ee dhulka Falastiin.

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Wasiirka Gaashaandhigga ee Yuhuudda, Avigdor Lieberman waxa uu bartiisa Twitter-ka ku qoray inuu qorshaynayo in 2,500 guryo cusub ah laga dhiso Daanta Galbeed, kuwaasi oo dad Yuhuudi ah la dejin doono. Waxa uu sheegay inay taageero ka geysan doonaan  dhismayaashaasi oo laga hirgelinayo Deegaanadda Samariya iyo Judea ee Waqooyiga iyo Koonfurta ee Daanta Galbeed ee […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga ee Yuhuudda, Avigdor Lieberman waxa uu bartiisa Twitter-ka ku qoray inuu qorshaynayo in 2,500 guryo cusub ah laga dhiso Daanta Galbeed, kuwaasi oo dad Yuhuudi ah la dejin doono.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inay taageero ka geysan doonaan  dhismayaashaasi oo laga hirgelinayo Deegaanadda Samariya iyo Judea ee Waqooyiga iyo Koonfurta ee Daanta Galbeed ee Falastiin.

Dhinaca kale, Saraakiisha Maamulka Falastiin weli kama hadlin qorshaha Dhismayaasha dadka Yuhuudda looga dhisayo qeybo ka mid ah Deegaanadda La-haysto ee Daanta Galbeed ee Reer Falastiin.

Ku-dhawaad 500,000 oo dad Yuhuudi ah ayaa si khasab ah loo dejiyey Daanta Galbeed iyo Bariga magaalladda La-haysto ee Quddus, halkaasi oo hoy u ah in ka badan 2.5 million oo Falastiiniyiin ah.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Dib-u-dejinta dadka Yuhuudda ee dhulalka Falastiin waxa uu ka mid yahay qoddobadda caqabadda ku ah sidii dib loogu bilaabi lahaa Dadaalka Nabadda ee Falastiin iyo Yuhuudda, kaasi oo cakirmay tan iyo sannadkii sannadkii 2014-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories