HomeCaalamkaRaashiya oo Shiinaha ka iibinaysa Diyaaradaha Dagaalka ee Su-35

Raashiya oo Shiinaha ka iibinaysa Diyaaradaha Dagaalka ee Su-35

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Shirkadda Diyaaradaha farsameysa ee Dowladda Raashiya ee ROSTEC  ayaa sheegtay inay Shiinaha sannadkan ka iibin doonaan Diyaaradaha Dagaalka ee Su-35. Wakaalladda Wararka INTERFAX ayaa maanta qortay inay Shirkadda ROSTEC  ka iibin doonto Shiinaha ilaa 24 Diyaaradaha  Dagaalka, kuwaasi oo uu qiimahooda guud garaayo ku-dhawaad 2.5 Billion oo Dollar. ROSTEC waxay horey Shiinaha ugu wareejisay 14 […]

- Advertisement -

Shirkadda Diyaaradaha farsameysa ee Dowladda Raashiya ee ROSTEC  ayaa sheegtay inay Shiinaha sannadkan ka iibin doonaan Diyaaradaha Dagaalka ee Su-35.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka INTERFAX ayaa maanta qortay inay Shirkadda ROSTEC  ka iibin doonto Shiinaha ilaa 24 Diyaaradaha  Dagaalka, kuwaasi oo uu qiimahooda guud garaayo ku-dhawaad 2.5 Billion oo Dollar.

ROSTEC waxay horey Shiinaha ugu wareejisay 14 Diyaaradaha Dafaalka ee Su-35 sannadihii 2016-kii iyo 2017-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories