HomeCaalamkaMaydka Kenyaan ka tirsanaa Al-Shabaab oo laga helay Xero ku taalla Degmadda...

Maydka Kenyaan ka tirsanaa Al-Shabaab oo laga helay Xero ku taalla Degmadda Jilib

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa maanta qoray in Maydka Dagaalame  Kenyaan ah laga helay meel ku dhow dhismo ay Dagaalamayaasha Ajaaniibta ka deggan yihiin Xero ku taalla magaalladda Jilib. Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay  Cabdi Kimani, ayuu Wargeysku qoray inuu is-dilay, balse ma jiraan warar madax bannaan oo xaqiijinaya inuu […]

- Advertisement -

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa maanta qoray in Maydka Dagaalame  Kenyaan ah laga helay meel ku dhow dhismo ay Dagaalamayaasha Ajaaniibta ka deggan yihiin Xero ku taalla magaalladda Jilib.

Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay  Cabdi Kimani, ayuu Wargeysku qoray inuu is-dilay, balse ma jiraan warar madax bannaan oo xaqiijinaya inuu is-dilay.    Ninkaasi oo 3 isbuuc oo keliya ku sugnaa Xeradaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, aBoqolaal Dagaalyahano Kenyan ah ayaa ka tirsan Xarakadda Alshabaab, kuwaasi oo badankooda ka hawl-gala Goballadda Jubbooyinka iyo gudaha dalkaasi.

Inta badan Dagaalamayaasha Kenyaanka ayaa la tilmaamay inay ka tirsan yihiin Ciiddanka Jeysh Ayman oo ka tirsan Xarakadda Alshabaab.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories