HomeCaalamkaMaraykanka oo lagu cadaadinayo inuu Buuraha Golan u aqoonsado qeyb ka mid...

Maraykanka oo lagu cadaadinayo inuu Buuraha Golan u aqoonsado qeyb ka mid ah dhulka Yuhuudda.

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Yuhuudda waxay ku cadaadinayaan Maamulka Mdaaxweyne Donald Trump sidii uu qeyb ka mid ah dhulka Yuhuudda ugu aqoonsan lahaa Buuraha Golan Heights oo Suurya looga qabsaday Dagaalkii dhacay saannadkii 1967-kii. Wasiirka Sirdoonka ee Yuhuudda, Yisrael Katz oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in Ajndahooda sare yahay sidii ay Maraykanka u ayidi lahaayeen inay Buuraha […]

- Advertisement -

Yuhuudda waxay ku cadaadinayaan Maamulka Mdaaxweyne Donald Trump sidii uu qeyb ka mid ah dhulka Yuhuudda ugu aqoonsan lahaa Buuraha Golan Heights oo Suurya looga qabsaday Dagaalkii dhacay saannadkii 1967-kii.

- Advertisement -

Wasiirka Sirdoonka ee Yuhuudda, Yisrael Katz oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay in Ajndahooda sare yahay sidii ay Maraykanka u ayidi lahaayeen inay Buuraha Golan qeyb ka tirsan yihiin Yuhuudda.

Waxa uu intaasi ku daray inuu qqoddobkaasi muhiim u yahay xoojinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee ay Maraykanka la leeyihiin.

Sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka oo la hadlay REUTERS ayaa sheegay inay Yuhuudda kala shireen qoddobkaasi, balse, waxa u uka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo hadalkii Wasiirka Sirdoonka Yuhuudda uu kaga hadlay Buuraha Golan Heights.

- Advertisement -

Damaca Maamulayaasha Yuhuudda ayaa ku soo beegmay, iyadoo ay Dowladda Maraykanka bilowgii bishan Safaaradooda u soo wareejiyeen magaalladda barakaysan ee Quddus-ta La-haysto, iyadoo ay Cambaarayn kala kulmeen Caalamka Islaamka iyo dalalka kale.

Buuraha Golan oo ku yaalla dhul Istaraatijiyad leh oo u dhexeeya dalka Syria iyo Yuhuudda, wuxuuna ku fadhiyaa masaafo dhan 1,200 oo KM oo isku wareeg ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories