HomeCaalamkaMadaxweynaha dalka Suudaan oo sheegay inay Ciiddankiisa sii joogi doonaan dalka Yemen.

Madaxweynaha dalka Suudaan oo sheegay inay Ciiddankiisa sii joogi doonaan dalka Yemen.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweyne Albashiir ayaa hadalkaasi sheegay mar uu shalay la kulmay Kaaliyaha Wasiirka Difaaca ee dalka Scuudiga, C/llaahi Al-caysh, wuxuuna Madaxweynuhu xusay inay ka go’an tahay inay door ka qaataan Dib-u-soo-celinta Nabadda dalka Yemen. Hadalkiisa ayaa soo baxay, iyadoo  isbuucyadii la soo dhaafay la isla dhex marayey in Ciiddanka Suudaan laga soo saaray Isbahaysiga Sacuudiga ee […]

- Advertisement -

Madaxweyne Albashiir ayaa hadalkaasi sheegay mar uu shalay la kulmay Kaaliyaha Wasiirka Difaaca ee dalka Scuudiga, C/llaahi Al-caysh, wuxuuna Madaxweynuhu xusay inay ka go’an tahay inay door ka qaataan Dib-u-soo-celinta Nabadda dalka Yemen.

Hadalkiisa ayaa soo baxay, iyadoo  isbuucyadii la soo dhaafay la isla dhex marayey in Ciiddanka Suudaan laga soo saaray Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka ka wada dalka Yemen.

- Advertisement -

Ugu yaraan 3,000 oo Ciiddamo Suudaanees ah ayaa qeyb ka ah Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka kula jira Maleeshiyaadda Xuutiyiinta ka dagaalanta gudaha dalka Yemen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories