HomeCaalamkaIsbahaysiga Maraykanka oo duqeeyey goobo Milliteri oo ku yaalla Bariga dalka Syria

Isbahaysiga Maraykanka oo duqeeyey goobo Milliteri oo ku yaalla Bariga dalka Syria

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Diyaaradaha Isbahaysigaasi waxay Waaberigii hore ee saakayto  duqeeyeen labo Fariisin oo ay Ciiddanka Dowladda Syria ku leeyihiin meel ku dhow Xuduudka dalka Iraq. Warbaahinta Dowladda Syria iyo kuwa  ay leeyihiin Ururka Xisbullaahi Lubnaan ayaa sheegay inay Isbahaysigu duqeeyeen Deegaanka T2 oo  100 KM dhanka Galbeed kaga toosan Webiga Furaat. Wakaalladda Wararka u faafisa Dowladda Syria […]

- Advertisement -

Diyaaradaha Isbahaysigaasi waxay Waaberigii hore ee saakayto  duqeeyeen labo Fariisin oo ay Ciiddanka Dowladda Syria ku leeyihiin meel ku dhow Xuduudka dalka Iraq.

Warbaahinta Dowladda Syria iyo kuwa  ay leeyihiin Ururka Xisbullaahi Lubnaan ayaa sheegay inay Isbahaysigu duqeeyeen Deegaanka T2 oo  100 KM dhanka Galbeed kaga toosan Webiga Furaat.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka u faafisa Dowladda Syria ee SANA  ayaa sheegtay inay Isbahaysiga Maraykanka waaberigii hore ee saakayto duqeeyeen qaar ka mid ah goobo Milliteri oo ku yaalla inta u dhexeysa Abu Kamaal iyo Xamiimiya

Dhinaca kale, Afhayeenka Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka, Kabtan Bill Urban waxa uu sheegaysan inaysan jirin duqeyn ay la beegsadeen fariisimadda Ciiddanka daacadda u ah Dowladda Syria.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories