HomeCaalamkaDEGDEG: Yemen oo ku dhawaaqday Xaallad Degdeg ah iyo dad lagu...

DEGDEG: Yemen oo ku dhawaaqday Xaallad Degdeg ah iyo dad lagu la’ yahay Duufaan ku dhufatay dalkaasi

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Qaar ka mid ah dadka la la’ yahay ayaa ahaa shaqaale la socday 2-dooni oo degtay, kadib, markii ay Duufaanta ku dhufatay Jesiiradaasi oo u dhow Xeebaha W/Galbeed ee Somalia.

In ka badan Labo boqol oo qoys ayaa laga daad-gureeyey Jesiiradaasi oo ay xalay ka dhaceen Roobab watay Duufaan loogu magac daray MEKUNU

- Advertisement -

Tobanaan kun oo Kalluun ah ayaa la sheegay inay ku soo caariyeen Xeebta Gobalka  Xadarmuut ee Koonfurta dalkaasi..

Wasiirka Kalluumeysiga Yemen, Fahad Kafayn ayaaku baaqay in gargaar degdeg ah lala soo gaaro dadka ku barakacay Duufaantaasi.

Dhinaca kale, dalka Cumaan ee deriska la ah Yeman ayaa la shegay inay feejignaan kaga jiraan Duufaantaasi oo ku wajahan dalkaasi.

- Advertisement -

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories