HomeWararWeerar Madaafiic ah oo lagu qaaday fariisin ay leeyihiin Ciidamada AMISOM

Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday fariisin ay leeyihiin Ciidamada AMISOM

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Faah faahino dheeraad ah ayaa kazoo baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday fariisin Ciidamada AMISOM ku leeyihiin duleedka Muqdisho. Xalay ayaa la sheegay in Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada AMISOM ee deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ciidamada […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kazoo baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu qaaday fariisin Ciidamada AMISOM ku leeyihiin duleedka Muqdisho.

Xalay ayaa la sheegay in Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhiga Ciidamada AMISOM ee deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Ciidamada AMISOM ay dhankooda ugu jawabeen Al-Shabaab madaafiic taas oo aan ilaa iyo hadda la ogeyn khasaraha ka dhashay.

Dadka ku nool Ceelasha Biyaha ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in xalay ay siweyn u maqlayeen dhawaqa madaafiicda la isku ridayay,isla markaana ay cabsi soo wajahday,waxana lagu soo waramayaa in xaalada ay iminka tahay mid degan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories