HomeWararMaxkamad la soo taagay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu qabtay hub Sharcidarro ah

Maxkamad la soo taagay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu qabtay hub Sharcidarro ah

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wiil dhallinyaro Somali oo ka mid ah Soomaalida ku nool magaalladda Mombasa ee dalkaasi ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda, isagoo lagu so ooogay inuu haystay hub sharci-darro ah iyo Shaabadda Boliska Kenya oo been abuur ah. Wargeyska The Standard oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa qoray in Eedeysane Axmed C/llaahi Daahir lagu soo […]

- Advertisement -

Wiil dhallinyaro Somali oo ka mid ah Soomaalida ku nool magaalladda Mombasa ee dalkaasi ayaa shalay la soo taagay Maxkamadda, isagoo lagu so ooogay inuu haystay hub sharci-darro ah iyo Shaabadda Boliska Kenya oo been abuur ah.

Wargeyska The Standard oo aan Warkan ka soo xiganay ayaa qoray in Eedeysane Axmed C/llaahi Daahir lagu soo oogay inuu haystay Bistoolad, rasaas iyo Timbaraha Boliska Kenya oo macmaal ah.

- Advertisement -

Dacwad-oogayaasha waxay sheegeen inay ku soo qabteen Bistoolad nooceedu ahaa CESKA iyo 25 rasaasta dhumucdeedu tahay  9 milimitir Calibre iyo inauu haystay Dukumentiyada Milkiyadda Hubkaasi oo la been abuuray iyo Shaabadda Boliska oo macmal ah.

Eedeysanaha oo bishii April 18-dii ee sannadkan laga soo qabtay Xaafadda BONDENI  ee magaalladda Mombasa waxa uu beeniyey dhamaan Eedeymihii lagu soo oogay.

Dhinaca kale, Garsooraha Maxkamadda ayaa sheegay in Dacwadda dib loo dhegeysan bishan May 28-da, waxaana  Eedeysanaha lagu sii daayo Damiin Lacageed oo dhan 50,000 oo Shillinka Kenya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories