HomeCaalamkaMasar oo qabanqaabisay Shirweyne looga hadlayo Dagaalka Alshabaab.

Masar oo qabanqaabisay Shirweyne looga hadlayo Dagaalka Alshabaab.

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wargeyska Jamhuuriya ee ku hadla Afka Dowladda Masar ayaa qoray inay Hawlgalka AMISOM iyo Xarunta Caalamiga ee Xalinta Colaadaha ee Qaahira (The Cairo International Center for Conflict Resolution) soo qabanqaabiyeen Shirkaas Caalamiga oo shalay ka furmay Qaahira. Wargeyska ayaa qoray in Kulankaasi uu socon doono ilaa bishan 24-da, iyadoo looga hadlayo Dagaalka Alshabaab iyo Ka-hortaga […]

- Advertisement -

Wargeyska Jamhuuriya ee ku hadla Afka Dowladda Masar ayaa qoray inay Hawlgalka AMISOM iyo Xarunta Caalamiga ee Xalinta Colaadaha ee Qaahira (The Cairo International Center for Conflict Resolution) soo qabanqaabiyeen Shirkaas Caalamiga oo shalay ka furmay Qaahira.

Wargeyska ayaa qoray in Kulankaasi uu socon doono ilaa bishan 24-da, iyadoo looga hadlayo Dagaalka Alshabaab iyo Ka-hortaga waxa loogu yeero Xag-jirka Somalia, waa sida u uWargeysku qoray.

- Advertisement -

In ka badan 30 rag iyo haween dhallinyaro ah oo ka kala yimid Ururadda Bulshadda Rayidka Somalia iyo Wakiilo ka socda Barnaamijka Dhaqan-celinta ee Madaxtooyadda Masar iyo Ergooyin ka kala socda Caalamka iyo Gobalka ayaana lagu casuumay Shirkaasi.

Wakiilo ka kala socda QM iyo Midowga Afrika ayaana la sheegay inay ka qeyb galayaan Shirkaasi.

Dhinaca kale, Wargeyska ayaa qoray in Kulankaasi looga dan leeyahay in laga faa’ideysto Khibradda Masar u leedahay arrimahaasi, iyadoo uu  Kulankaaqi qeyb ka yahay Qorsha Qaran ee Somalia ee Dagalaka Alshabaab iyo ka-hortagga Xag-jirka Somalia, waa sida hadalka loo dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories