HomeCaalamkaGuddoomiyihii Barlamaanka dalka Lubnaan oo markii 6-aad loo doortay xilkaasi.

Guddoomiyihii Barlamaanka dalka Lubnaan oo markii 6-aad loo doortay xilkaasi.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Barlamaanka cusub ee dalkaasi waxay maanta yeesheen Kulankoodii Koowaad,  iyagoo mar kale  Guddoomiye u doortay  Nabiih Berri oo 80-jir ah , kaasi oo xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 1992-kii. Nabiih Berri oo ah Siyaasi Shiico ah oo gacan-saar la leh Dowladda Iiraan iyo Ururka Xisbullaahi, waxaa xilkaasi u dooratay 98 ka mid ah 128 Xildhibaan […]

- Advertisement -

Barlamaanka cusub ee dalkaasi waxay maanta yeesheen Kulankoodii Koowaad,  iyagoo mar kale  Guddoomiye u doortay  Nabiih Berri oo 80-jir ah , kaasi oo xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 1992-kii.

Nabiih Berri oo ah Siyaasi Shiico ah oo gacan-saar la leh Dowladda Iiraan iyo Ururka Xisbullaahi, waxaa xilkaasi u dooratay 98 ka mid ah 128 Xildhibaan ee ka tirsan Barlamaanka cusub ee Lubnaan.

- Advertisement -

Kuraasta Barlamaanka dalkaasi waxaa tiro isla eg u wadaaga Muslimiinta iyo Kirishtaanka ku wada nool dalkaasi.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Lubnaan, Misheel Coon oo Kirishtaan ah ayaa la filayaa inuu xilka Ra’isul-wasaaraha u magacaabo Siyaasi ka soo jeeda Muslimiinta Suniyiinta ah.

Hoggaamiyaha Dhaqdhaqaaqa Mustaqal, ahna Sii-haya xilka Ra’isul-wasaaraha, Sacad Xariiri ayaa la filayaa in mar kale Xilkaasi loo dhiibo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories