HomeCaalamkaDukumenti sir ah oo laga xaday Ciiddanka Badda ee Yuhuudda.

Dukumenti sir ah oo laga xaday Ciiddanka Badda ee Yuhuudda.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Warbixin Sir ah oo ay lahaayeen Ciiddanka Maraakiibta Quusta Badda ee Yuhuudda ayaa la sheegay inuu ka lumay  Flash USB drive ah oo ay ku jireen Macluumaaad Xasaaasi ah. Haweeney Qandaraasle ah ayaa sheegtay inuu ka lumay USB driver-ka oo ay ku jireen Dukumentiyo xasaasi u ah oo u gaar ahaa Nidaamka Difaaca horumarsan ee […]

- Advertisement -

Warbixin Sir ah oo ay lahaayeen Ciiddanka Maraakiibta Quusta Badda ee Yuhuudda ayaa la sheegay inuu ka lumay  Flash USB drive ah oo ay ku jireen Macluumaaad Xasaaasi ah.

Haweeney Qandaraasle ah ayaa sheegtay inuu ka lumay USB driver-ka oo ay ku jireen Dukumentiyo xasaasi u ah oo u gaar ahaa Nidaamka Difaaca horumarsan ee Shirkadda Rafael Advanced Defense Systems Ltd.

- Advertisement -

Milliteriga iyo Boliska dharka cad ee Yuhuudda ayaana bilaabay baaritaan ku aadan suurto-galnimadda inuu lumay ama la xaday USB drive-kaasi.

Warbixin ka soo baxday Ciiddanka Maraakiibta Badda Quusta (Submarine)-ka ayaa lagu sheegay in Haweeney  Qandaraasle ka ah Saldhigga ka shaqeysa Rafael Advanced Defense Systems Ltd ee magaalladda Xayfa ayaa  sheegtay inuu qalabkaasi kaga lumay  gurigeeda.

Wxaay kaloo sheegtay inuu qalabkaasi ka lumay 2 isbuuc ka hor, mar ay Xafiiska ka qaaday oo ay la aaday gurigeeda.

- Advertisement -

Wax faahfaahin ah lagama bixinin nooca Xogta eek u kaysanaa USB Drive-kaasi, inkastoo la sheegay inay ku jireen Xog dhinaca Ammaanka oo aad khatar u ah.

Haweenydaasi ayaa la shegay inay muteysan doonto Tallaabo dhinaca Anshaxa Shaqada ama lagu soo oogi doono Dembiga ahaa inay lumisay Warbixintaasi.

Shirkadda Qandaraaslayaasha Rafael Advanced Defense Systems Ltd  ee (RAFAEL) waxay mas’uul ka yihiin Xogaha lagu farsameeyey Nidaamka Difaaca Gantaalladda ee Ciiddanka Difaaca Hawada iyo kuwa Gujiska ee Yuhuudda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories