HomeCaalamkaDiplomaasiyiin Maraykan oo lagu amray inay 48-saacadood kaga baxaan dalka Venezuela

Diplomaasiyiin Maraykan oo lagu amray inay 48-saacadood kaga baxaan dalka Venezuela

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha dalka Venezuela, Nikolas Madura waxa uu amar ku bixiyey in la eryo 2 ka tirsan Diplomaasiyiinta Maraykanka ku sugan caasimadda dalkaasi ee Karakas. Labada Diplomaasi ee laga soo cayrinayo dalkaasi ayaa lagu kala sheegay Tod Robinson oo ah Hawl-fuliyaha Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Caracas  iyo Ku-xigeenkiisa Brayn Naranjo. Maduro waxa uu ku tilmaamay Brayn Naranjo ku […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Venezuela, Nikolas Madura waxa uu amar ku bixiyey in la eryo 2 ka tirsan Diplomaasiyiinta Maraykanka ku sugan caasimadda dalkaasi ee Karakas.

Labada Diplomaasi ee laga soo cayrinayo dalkaasi ayaa lagu kala sheegay Tod Robinson oo ah Hawl-fuliyaha Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Caracas  iyo Ku-xigeenkiisa Brayn Naranjo.

- Advertisement -

Maduro waxa uu ku tilmaamay Brayn Naranjo ku tilmaamay inuu yahay Madaxa Hay’adda Sirdoonka CIA-da Maraykanka u jooga dalka Venezuela.

Brayn Naranjo weli kama hadlin eedeyntaas,

Madaxweynaha dib loo soo doortay ee dalka Venezuela waxa uu Diplomaasiyiintaasi ku amray inay muddo 48 saacadood kaga baxaan dalkiisa, waxayna Tallaabadan u muuqata mid uu kaga aar-goosanayo Cunaqabataynta ay Dowladda Maraykanka dhawaan ku soo rogtay dalkiisa.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu sheegay in la so obandhigi doono caddaymo muujinaya inay Labada Diplomaasi ee Maraykanka ku guda-jireen hawlo ka dhan ah Dhaqaalaha iyo Siyaaasadda dalkiisa.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories