HomeCaalamkaRaashiya oo Diyaarad aan Duuliye lahayn ku soo riday gudaha dalka Suurya.

Raashiya oo Diyaarad aan Duuliye lahayn ku soo riday gudaha dalka Suurya.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Diyaarad Drone ayaa lagu soo riday meel ku dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Milliteriga Raashiya ee ku sugan Degmadda  Hemeimeem ee dalka Suurya. Wakaalladda Wararka Raashiya ee RIA ayaa sheegtay in Diyaaradaasi la soo riday Saqdii-dhexe ee Xalay oo Isniin ahayd, lamana sheegin wax Khasaare ah oo soo gaaray Diyaaradda la soo riday iyo Saldhigga […]

- Advertisement -

Diyaarad Drone ayaa lagu soo riday meel ku dhow Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Milliteriga Raashiya ee ku sugan Degmadda  Hemeimeem ee dalka Suurya.

Wakaalladda Wararka Raashiya ee RIA ayaa sheegtay in Diyaaradaasi la soo riday Saqdii-dhexe ee Xalay oo Isniin ahayd, lamana sheegin wax Khasaare ah oo soo gaaray Diyaaradda la soo riday iyo Saldhigga ay ku soo dhacday.

- Advertisement -

Waa Weerarkii u dambeeyey ee Drones ah oo lagu soo qaado Ciiddanka Raashiya ee ka hawlgala gudaha dalka Suurya.

Milliteriga Raashiya waxay sheegeen inay bishii Janaayo ee sannadkan soo rideen 7 Drones oo ka mid ahaa  13 Diyaaradaha noocaasi oo lagu soo weeraray Saldhigga Ciiddanka Cirka Raashiya ku leeyihiin Saldhigga Hemeimeem ee dalka Suurya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories