HomeCaalamkaMaydadka Mu’adin iyo qof cibaadaysanayey oo laga dhex helay Masjid ku yaalla...

Maydadka Mu’adin iyo qof cibaadaysanayey oo laga dhex helay Masjid ku yaalla dalka Algeria.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Dhacdo laga argagaxo ayaa lagu soo waramay in lagu dilay Marxuumiintaasi, xilli ay ku jireen gudha Masjidka Khaled bin al-Walid oo ku yaalla Degmadda Cubayd Sabca ee Gobalka Siidi Bel Cabaas ee dalkaasi. Allaha U Naxariisto Marxuumintaasi ayaa la dilay ka hor Salaaadii  subax ee shalay oo ku beegnayd (Bishan Ramadaan 5-dii ee sannadka 1439-ka […]

- Advertisement -

Dhacdo laga argagaxo ayaa lagu soo waramay in lagu dilay Marxuumiintaasi, xilli ay ku jireen gudha Masjidka Khaled bin al-Walid oo ku yaalla Degmadda Cubayd Sabca ee Gobalka Siidi Bel Cabaas ee dalkaasi.

Allaha U Naxariisto Marxuumintaasi ayaa la dilay ka hor Salaaadii  subax ee shalay oo ku beegnayd (Bishan Ramadaan 5-dii ee sannadka 1439-ka Hijiriyah).

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Algeria ayaa ka soo xigatay ilo dhinaca Ammaanka inay Ciiddanka heleen maydadka 2 nin oo kala ahaa Mu’adin 64-jir ah iyo qof 67-jir ah, kuwaasi oo la dilay ka hor inta aan la tukanin Salaadii Subax

Wakaalladdu waxay sheegtay inay socdaan baaritaan lagu ogaanayo Dembiilayaashii ka dambeeyey dilkaasi.

Imaamyada Masaajidda ee dalka Algeria waxay ka cabsadaan in lagu soo weeraro gudaha ama bannaanka Masjidka.

- Advertisement -

Cabsidan ayaa timid wax ka yar isbuuc, markii ay Imaamyadda ay Dibadbax ka dhigeen Caasimadda dalkaasi ee Algeris, iyagoo codsaday in la sugo Ammaankooda, kadib, markii ay kooxo hubeysan dhowr jeer weeraro ka geystay Masaajidyo ku yaalla dalkaasi

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories