HomeCaalamkaMadaxweyne Xasan Ruuxaani oo si kulul ugu jawaabay Cunaqabataynta Maraykanka ee ka...

Madaxweyne Xasan Ruuxaani oo si kulul ugu jawaabay Cunaqabataynta Maraykanka ee ka dhanka ah Iiraan.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Madaxweynaha Iiraan waxa uu ku sheegay inaysan wax cabsi ah u arkin hadalkii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mraaykanka, Mike Pompeo ku sheegay inay Cunaqabatayn aad u adag ku soo rogi doonaan Iiraan, wuxuuna Madaxweynuhu sheegay inaysan oggolaan doonin waxa uu Madaxii Sirdoonka Maraykanka u go’aaminayo dalalka kale. Waxa uu intaasi […]

- Advertisement -

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Madaxweynaha Iiraan waxa uu ku sheegay inaysan wax cabsi ah u arkin hadalkii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mraaykanka, Mike Pompeo ku sheegay inay Cunaqabatayn aad u adag ku soo rogi doonaan Iiraan, wuxuuna Madaxweynuhu sheegay inaysan oggolaan doonin waxa uu Madaxii Sirdoonka Maraykanka u go’aaminayo dalalka kale.

Waxa uu intaasi ku daray inaysan dalalka kale ee Caalamka oggolaan doonin waxa ay Maraykanka u soo go’aamiyaan.

- Advertisement -

Hadalka Madaxweynaha Iiraan ayaa soo baxay wax yar kadib, markii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mraaykanka, Mike Pompeo shalay ku hanjabay inay Iiraan ku soo rogi doonaan Cunaqabatayntii ugu xoogga badnayd Taariikhda, haddii aysan fulinin 12 Codsi iyo inay joojiyaan Horumarinta Sawaariikhda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories