HomeCaalamkaMadaxweyne Erdogan oo mamnuucayo Badeecadaha Yuhuudda sababo la xiriira dilkii Falastiiniyiinta

Madaxweyne Erdogan oo mamnuucayo Badeecadaha Yuhuudda sababo la xiriira dilkii Falastiiniyiinta

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa la filayaa in la mamnuuco qaar ka mid ah Badeecadaha laga keeno Yuhuudda, sababo la xiriira falalka ay  Askarta Yuhuudda ku dileen Falastiiniyiintii dibadbaxa ka dhigtay Marinka Qasa. Madaxweynaha Turkiga oo la hadlay Suxufiyiinta, markii uu ka soo laabtay Safar uu ku tegya dalka Bosniya ayaa sheegay inay 57-ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan ayaa la filayaa in la mamnuuco qaar ka mid ah Badeecadaha laga keeno Yuhuudda, sababo la xiriira falalka ay  Askarta Yuhuudda ku dileen Falastiiniyiintii dibadbaxa ka dhigtay Marinka Qasa.

Madaxweynaha Turkiga oo la hadlay Suxufiyiinta, markii uu ka soo laabtay Safar uu ku tegya dalka Bosniya ayaa sheegay inay 57-ka waddan ee xubnaha ka ah Ururka Islaamka ee OIC go’aamiyeen in la qadaco dhamaan Badeecadaha Yuhuudda.

- Advertisement -

Madaxweynaha Turkiga oo doonaya inuu mar kale ku guuleysto Doorashadda bisha soo socota ka dhici doonta dalkaasi ayaa sheegay haddii dib loo soo doorto inuu xiriirka Dhaqaale iyo Gnaacsi u jari doono Yuhuudda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories