HomeCaalamkaMadaxweynaha Turkiga oo sheegay inay dalalka haysta Hubka Nukliyeerka cabsi ku hayaan...

Madaxweynaha Turkiga oo sheegay inay dalalka haysta Hubka Nukliyeerka cabsi ku hayaan Caalamka.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan waxa uu ku eedeeyey dalalka haysta Nukliyeerka inay hanjabaad ku hayaan dalalka kale, wuxuuna sheegay in kuwa haysta in ka badan 15,000 oo Madaxyada Nukliyeerka haatan cabsi ku hayaan Caalamka. Waxa uu ku baaqay in dalalka Bariga Dhexe laga nadiifiyo Nukliyeerka, isagoo tilmaamay inay Yuhuudda oo keliya haystaan Nukliyererka ay dalal […]

- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan waxa uu ku eedeeyey dalalka haysta Nukliyeerka inay hanjabaad ku hayaan dalalka kale, wuxuuna sheegay in kuwa haysta in ka badan 15,000 oo Madaxyada Nukliyeerka haatan cabsi ku hayaan Caalamka.

Waxa uu ku baaqay in dalalka Bariga Dhexe laga nadiifiyo Nukliyeerka, isagoo tilmaamay inay Yuhuudda oo keliya haystaan Nukliyererka ay dalal kale ku cabsi geliyaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Madaxweyne Erdogan waxa uu si kulul u naqdiyey go’aankii ay Dowladda Maraykanka kaga baxday Heshiiskii Caalamiga ee Dowladda Iiraan. Lala galay sannadkii 2015-kii.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories