HomeCaalamkaKooxda Daacish oo Warka soo saartay dilka dhacay Magalada Muqdisho

Kooxda Daacish oo Warka soo saartay dilka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Duhurnimadii Talaadada Maanta ayay aheyd markii askari ka tirsanaa Ciidamada ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada lagu dilay Isgoyska Bakaaraha ee Magalada Muqdisho,waxaana dilkaasi sheegatay Kooxda Daacish. Muuqaalo iyo Sawirro lagu baahiyey Wakaalada Wararka Kooxda  Daacish ee ACMAAQ ayaa muujinayey askari ka tirsan ciidamada taraafikada oo la tooganayo isaga oo ku mashquulsan gaari nooca raaxada ah. Sidoo […]

- Advertisement -

Duhurnimadii Talaadada Maanta ayay aheyd markii askari ka tirsanaa Ciidamada ilaalada Wadooyinka ee Taraafikada lagu dilay Isgoyska Bakaaraha ee Magalada Muqdisho,waxaana dilkaasi sheegatay Kooxda Daacish.

Muuqaalo iyo Sawirro lagu baahiyey Wakaalada Wararka Kooxda  Daacish ee ACMAAQ ayaa muujinayey askari ka tirsan ciidamada taraafikada oo la tooganayo isaga oo ku mashquulsan gaari nooca raaxada ah.

- Advertisement -

Sidoo kale Daacish ayaa sheegtay in askari kale ay dhaawaceen iyada oo weli dilkaas aysan ka hadlin laamaha amniga Soomaaliya.

Bilihii u dambeysay ayaa Kooxda Daacish-ta Soomaaliya waxa ay kordhiyeen dilalka ay ka fuulinayaan magalada Muqdisho waxaana xilliyada ay dilalka fulinayaan ay duubaan Muuqaalo.

Latest stories