HomeCaalamkaKoox Suxufiyiin Shisheeye oo u tegay Waqooyiga Kuurya munaasabadda lagu xirayo goobaha...

Koox Suxufiyiin Shisheeye oo u tegay Waqooyiga Kuurya munaasabadda lagu xirayo goobaha Nukliyeerka

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Suxufiyiin ka kala socotay AFP, CNN. CBS, Russia Today iyo Warbaahinta Dowladda Shiinaha ayaa ka mid ah Suxufiyiinta Caalamka ee la filayo inay ka soo hadlaan Tallaabadda ay Dowladda dalka Waqooyi ku xirayaan goobaha lagu tijaabiyo Hubka Nukliyeerka. Suxufiyiin kale oo ka kala socda Warbaahino Calaami o oay REUTERS ka mid tahay ayaa qorsheynayey inay […]

- Advertisement -

Suxufiyiin ka kala socotay AFP, CNN. CBS, Russia Today iyo Warbaahinta Dowladda Shiinaha ayaa ka mid ah Suxufiyiinta Caalamka ee la filayo inay ka soo hadlaan Tallaabadda ay Dowladda dalka Waqooyi ku xirayaan goobaha lagu tijaabiyo Hubka Nukliyeerka.

Suxufiyiin kale oo ka kala socda Warbaahino Calaami o oay REUTERS ka mid tahay ayaa qorsheynayey inay tagaan dalkaasi, balse waxaa loo diiday Waraaqihii Casuumaadda ee ay ku tegi lahaayeen dalkaasi.

- Advertisement -

Sidoo kale, 8 Saxafi oo ka imaan lahayd Koonfurta Kuurya ayaa loo diiday inay ka so oqeyb galaan Munaasbaadaasi, kadib, khilaaf labada Dowladood soo kala dhex galay.

Dowladda Waqooyiga Kuurya oo gacan bir ah kula dhaqanta Warbaahinta Caalamiga ayaa la filayaa inay  bishan May 23-da ilaa 25-da albaabadda u laabaan Xarunta lagu tijabaiyo Nukliyeerka ee Punggye-ri.

Dhinaca kale, Khubarada Farsamo ee Calaamka oo ay ku jiraan kuwa u dhashay Maraykanka aya horey ugu baaqay in si buuxda loola socdo marka ay Dowladda Waqooyiga xirayso

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Waqooyiga Kuurya ayaa ku hanjabtay inay qaadici doonaan Kulanka uu Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un la filayo inuu  Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Koonfurta Kuurya bisha soo socota ee June 12-da ku yeelan doonaan dalka Singapore.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories