HomeCaalamka65 qof oo kulayl dartiis ugu geeriyootay dalka Pakistan.

65 qof oo kulayl dartiis ugu geeriyootay dalka Pakistan.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Dadkaas ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen magaalladda Karaaji, kadib, markii Kulayl xad-dhaaf ah iyo koranto la’aan ka dhacday magaalladaasi. Afhayeenka Hay’adda Gaadiidka Gurmadka ee ugu weyn  dalkaasi, Anwar Qaasimi ayaa sheegay inay afartii maalmood ee la soo dhaafay ay  65 mayd fhigeen Qaboojiyayaasha Maydadka ee Isbitaalka weyn ee magaalladaasi. Dhinaca kale, Hay’adda Saadaasha Hawada […]

- Advertisement -

Dadkaas ayaa la sheegay inay ku geeriyoodeen magaalladda Karaaji, kadib, markii Kulayl xad-dhaaf ah iyo koranto la’aan ka dhacday magaalladaasi.

Afhayeenka Hay’adda Gaadiidka Gurmadka ee ugu weyn  dalkaasi, Anwar Qaasimi ayaa sheegay inay afartii maalmood ee la soo dhaafay ay  65 mayd fhigeen Qaboojiyayaasha Maydadka ee Isbitaalka weyn ee magaalladaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’adda Saadaasha Hawada ee dalkaasi ayaa sheegtay inuu Kulaylka magaalladda Karaaji gaaray 111 digirii ee Faharnhayt.

Isbedelka Cimillada ee sannadihi ila so odhaafay ayaa keentay Kulaylka xad-dhaafka ee ka jira magaalladda Karaaji, iyadoo ay 1,233 qof u dhinteen Kulaylka xad-dhaafka tan iyo sannadkii 2015-kii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories