HomeWararWeerar iyo dil ka dhacay Muqdisho iyo duleedkeeda

Weerar iyo dil ka dhacay Muqdisho iyo duleedkeeda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Faah faahino dheeraad a ayaa kasoo baxaya rag kooxo ku  hubeysnaa bustoolado oo xalay Wiil dhalinyaro ah ku diley qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Dilka ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay Xaafada taleex waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in qeybaha sare ee jirka ay ka toogteen kadibna ay baxsadeen. Al-Shabaab ayaa […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad a ayaa kasoo baxaya rag kooxo ku  hubeysnaa bustoolado oo xalay Wiil dhalinyaro ah ku diley qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Dilka ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay Xaafada taleex waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in qeybaha sare ee jirka ay ka toogteen kadibna ay baxsadeen.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilka wiilkaas,oo ay magaciisa ku sheegeen Aweys Cumar Cabdi,sida ay ku qoreen Bogga ay wararka ku qoraan,iyaga oo sheegay in uu ka mid ahaa Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha walow Xukuumadda Soomaaliya aysan ka hadlin.

Dhinaca kale rag hubeysan ayaa xalay weerar deegaanka Ceelasha biyaha gaar ahaan goob ay ku sugnaayeen ciidamo tirsan kuwa dowladda,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal kooban.

Latest stories