HomeCaalamkaShaqaale Miino-baaris ka waday dalka Afganistan oo la dilay.

Shaqaale Miino-baaris ka waday dalka Afganistan oo la dilay.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Kooxo dabley hubeysan oo aan la aqoonsanin ayaa la sheegay inay 5 shaqaale miino-baarayaal ku dileen Degmadda Maiwand ee Gobalka Khandahaar ee Koonfurta dalkaasi Afhayeenka Gobalkaasi, Daa’uudi Axmadi ayaa sheegay  in Waaberigii hore ee saakyto la dilay shaqaalahaasi, halka mid kalena la afduubtay. Waxa uu tilmaamay inay Shaqaalahaasi diideen inay raacaan  Ilaalo hubeysan oo ka […]

- Advertisement -

Kooxo dabley hubeysan oo aan la aqoonsanin ayaa la sheegay inay 5 shaqaale miino-baarayaal ku dileen Degmadda Maiwand ee Gobalka Khandahaar ee Koonfurta dalkaasi

Afhayeenka Gobalkaasi, Daa’uudi Axmadi ayaa sheegay  in Waaberigii hore ee saakyto la dilay shaqaalahaasi, halka mid kalena la afduubtay.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay Shaqaalahaasi diideen inay raacaan  Ilaalo hubeysan oo ka difaacda Kooxda Daalibaan inta ay ku guda-jiraan dhismaha dhuun Gaaska Dabiiciga u gudbisa dalalka Pakistan iyo Hindiya.

Dhinaca kale, Afhayeen u hadlay Kooxda Daalibaan ayaa sheegay inay baarayaan Dhacdadaasi, iyagoo sheegay inaysan Shaqaalaha ku labisnayn Dharka u gaarka ah Shaqaalaha Shirkadda TAPI, iyadoo Daalibaan heshiis wada-shaqeyn horey ula galeen Shirkadaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories