HomeCaalamkaMadaxweynaha Kenya oo lagula taliyey Istaraatijiyad uu ku yareyn karo Askarta looga...

Madaxweynaha Kenya oo lagula taliyey Istaraatijiyad uu ku yareyn karo Askarta looga dilo Somalia.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa loogu baaqay inuu dib uga fekero Istaraatijiyadda Dagaalka ay Askarta Kenyanka kula jiraan Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab. Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka dalkaasi oo lagu magacaabo William Chepkut oo Talooyin u gudbiyey Uhuru Kenyatta ayaa tilmaamay in Dowladda Kenya looga baahan yahay inay la timaado Istaraatijiyad Cuusb oo Qaran iyo in Qalab aad […]

- Advertisement -

Madaxweyne Uhuru Kenyatta waxaa loogu baaqay inuu dib uga fekero Istaraatijiyadda Dagaalka ay Askarta Kenyanka kula jiraan Dagaalamayaasha Xarakadda Alshabaab.

Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka dalkaasi oo lagu magacaabo William Chepkut oo Talooyin u gudbiyey Uhuru Kenyatta ayaa tilmaamay in Dowladda Kenya looga baahan yahay inay la timaado Istaraatijiyad Cuusb oo Qaran iyo in Qalab aad u sugi kara Ammaanka Ciiddanka loo daabulo Askarta Kenyanka ku sugan Somalia.

- Advertisement -

 

Xildhibaan William Chepkut oo ka qyb galay aaska Askari Kenyan oo bilowgi bishan lagu dilay Somalia waxa uu dareen xooggan ka muujiyey tirada Askarta Kenya kaga dhimanayso Somalia, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Ciiddanka Marakanka ka jooga Somalia xitaa aysan Somalia ka joogin  Ciiddan ka dagaalama dhulka.

Ciiddanka Kenya waxay ka mid yihiin Ciiddamo ka kala socda dhowr dal oo qeyb ka ah Hawlgalka AMISOM, kuwaasi oo kala ah  Jabuuti, Uganda, Burundi iyo Ethiopia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories