HomeWararDEG DEG:-Madaxweyne ku-xigeenkii Khaatuma oo ku dhawaaqay in ay ka qeyb qaadanayaan...

DEG DEG:-Madaxweyne ku-xigeenkii Khaatuma oo ku dhawaaqay in ay ka qeyb qaadanayaan dagaalka Tukaraq

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Khaatuma Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) ayaa si kulul uga hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Soomaaliland iyo Puntland. Madaxweyne kuxigeenka oo Goordhow shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Soomaliland ay kusoo gardarootay gobolka sool,isla markaana ay doonayaan in ay xoog ku qabsadaan. Waa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Khaatuma Cabdalle Maxamuud Cali (Cagalule) ayaa si kulul uga hadlay dagaalka deegaanka Tukaraq ee Gobolka sool kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Soomaaliland iyo Puntland.

Madaxweyne kuxigeenka oo Goordhow shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa sheegay in Soomaliland ay kusoo gardarootay gobolka sool,isla markaana ay doonayaan in ay xoog ku qabsadaan.

- Advertisement -

Waa uu shirkiisa Jaraa’id ku sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan dagaalkaas lagu difaacayo gobolka Sool,isla markaana looga soo horjeedo Maamulka Soomaaliland.

Madaxweynihii Maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galeyr ayaa horay heshiis ula galay Maamulka Soomaaliland balse taasi uu diiday kuxigeenkiisa,oo maalma kahor ciidamo uu wato ay usoo goysteen dhanka Puntland.

Goordhow la socda Shika Jaraa’id ee Madaxweyne kuxigeenka Khaatuma.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts