HomeCaalamkaCiiddanka Dowladda Syria oo mar kale dagaal ku qaaday goobaha ay Kooxda...

Ciiddanka Dowladda Syria oo mar kale dagaal ku qaaday goobaha ay Kooxda Daacish ka joogeen Koonfurta Dimishiq.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Gulufkaas Colaadeed ayaa yimid wax yar kadib xabbad-joojin loogu talagalay inay Haweenka, Carruurta iyo dadka da’da kaga baxaan Deegaankaas. Milliteriga Dowladda Syria iyo Isbahaysigooda waxay  dagaal socday 7-aadyo  ugu jiraan sidii ay Maleeshiyadda Kooxda Daacish uga qabsan lahaayeen goobta keliya ee ay ka joogaan Koonfurta magaalladda Dimishiq. Dhinaca kale, Kooxda La-socota Dagaalka Syeia waxay sheegeen […]

- Advertisement -

Gulufkaas Colaadeed ayaa yimid wax yar kadib xabbad-joojin loogu talagalay inay Haweenka, Carruurta iyo dadka da’da kaga baxaan Deegaankaas.

Milliteriga Dowladda Syria iyo Isbahaysigooda waxay  dagaal socday 7-aadyo  ugu jiraan sidii ay Maleeshiyadda Kooxda Daacish uga qabsan lahaayeen goobta keliya ee ay ka joogaan Koonfurta magaalladda Dimishiq.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Kooxda La-socota Dagaalka Syeia waxay sheegeen inay Waaberigii hore ee saakayto ay Deegaankaasi ka baxeen Basas ay la socdaan Dagaalamayaasha Kooxda Daacish iyo Xaasakooda, kuwaasi oo ku wajahan Deegaanka ay Daacish ka joogaan Bariga dalkaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories