HomeWararCiidamada Dowladda oo Gacanta ku dhigay Askari dilay Wiil dhalinyaro ah

Ciidamada Dowladda oo Gacanta ku dhigay Askari dilay Wiil dhalinyaro ah

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Shalay gelinkii dambe ayaa askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda soomaaliya waxa uu dilay Wiil ka mid ahaa dhalinyarada Magalada Jowhar. Xilliga dilka uu dhacayey ayaa wiilka dhalinyarada ah waxa uu ku sugnaa goob hay,adda sandanada Cumaan ay ka qeybineysay raashin,balse6falkaasi dilka ahay u geystay,waxaa haatan soo baxaya warar sheegaya in la qabtay askarigii dilka geystay. […]

- Advertisement -

Shalay gelinkii dambe ayaa askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda soomaaliya waxa uu dilay Wiil ka mid ahaa dhalinyarada Magalada Jowhar.

Xilliga dilka uu dhacayey ayaa wiilka dhalinyarada ah waxa uu ku sugnaa goob hay,adda sandanada Cumaan ay ka qeybineysay raashin,balse6falkaasi dilka ahay u geystay,waxaa haatan soo baxaya warar sheegaya in la qabtay askarigii dilka geystay.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in askariga dilka geystay uu ka mid ahaa ciidamada Milateriga,isla.markaana haatan xabsiga Jowhar uu ku xiran yajay.

Wiilkaas dhalinyarada ah ayaa kamid ahaay dhalinyaradsa Jowhar,waxaana dilka wiilkaas oo lagu magaacaabi jiray Xasan Maxamed Xasan aad uga xumaaday dhalinyaro farabadan oo yaqaanay.

Marka lagasoo tago in askarigii dilka geystay gacanta lagu dhigo masuuliyiinta maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe iyo kan degmada jowhar intaba kama hadlin dilkaas.

Latest stories