HomeWararXildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta ka shiraya dagaalka deegaanka Tukaraq

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta ka shiraya dagaalka deegaanka Tukaraq

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddiga joogtada ee golaha Aqalka sare ayaa Maanta lafilayaa in ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Magalada Muqdisho,kaas oo ay uga hadi doonaan qodobo dhowr ah. Ajandaha kulanka Maanta ee Guddiga ayaa ah laba qodob ka ahdlida dagaalka deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland iyo sidoo […]

- Advertisement -

Guddiga joogtada ee golaha Aqalka sare ayaa Maanta lafilayaa in ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshaan Xaruntooda Magalada Muqdisho,kaas oo ay uga hadi doonaan qodobo dhowr ah.

Ajandaha kulanka Maanta ee Guddiga ayaa ah laba qodob ka ahdlida dagaalka deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Soomaaliland iyo sidoo kale jadwalka Shaqo ee inta lagu guda jiro Bisha Ramadaan.

- Advertisement -

Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare ayaa Dalsan u sheegay in siweyn ay uga hadli doonaan dagaalka deegaanka tukaraq kaas oo sababay dhimashada dad badan iyo dhaawaca kuow kale.

Sikastaba diyaar garowga kulanka Guddiga joogtada ee golaha Aqalka sare ayaa haatan ka socda Xarunta guddigaas ay ku shiraan ee Magalada Muqdisho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories