HomeCaalamkaSomalia oo xubin buuxda ka noqotay Suuqa Guud ee dalalka Bariga...

Somalia oo xubin buuxda ka noqotay Suuqa Guud ee dalalka Bariga iyo Koonfurta Afrika

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wasiiradda Garsoorka iyo Xeer-ilaaliyayaasha dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA waxay shalay kulan ku yeesheen Caasimadda dalka Zambia ee Lusaka, kaasi oo ay ugu codeeyeen inay Somalia ka mid noqoto dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA. Kulankaasi oo socday muddo hal maalin ah waxaa lagu saxiixay Heshiiska ay Somalia kaga mid […]

- Advertisement -

Wasiiradda Garsoorka iyo Xeer-ilaaliyayaasha dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA waxay shalay kulan ku yeesheen Caasimadda dalka Zambia ee Lusaka, kaasi oo ay ugu codeeyeen inay Somalia ka mid noqoto dalalka xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA.

Kulankaasi oo socday muddo hal maalin ah waxaa lagu saxiixay Heshiiska ay Somalia kaga mid noqonayso Mucaahadada Suuqa Guud ee COMESA ayaana qalinka lagu duuqay.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Xoghaynta COMESA ayaa lagu sheegay inay Tallaabadaasi timid, kadib, Wada-xaajood ay Dowladda Somalia iyo Dowladaha xubnaha ka ah Suuqa Guud ee COMESA bilowgii isbuucan ku yeesheen caasimadda dalka Zambia ee Lusaka.

Oggolaanshaha Somalia ee xubninnimadda Suuqa COMESA  waxay kordhisay tirada dalalka xubnaha ka ah Suuqaasi O OAH KAN UGU WEYN EE Ganacsiga Afrika, waxaana haaatan COMESA xubno ka ah 20-Waddan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories