HomeWararPuntland oo iclaamisay dagaal dheer oo ay la galaan Somaliland

Puntland oo iclaamisay dagaal dheer oo ay la galaan Somaliland

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Golaha Wasiirada Puntland oo Shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa waxa ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah Somaliland. Shir deg deg ah oo Golaha Wasiirada Puntland ku yeesheen Magaalada Garowe, ayaa ugu dambeyn war Saxaafadeedkii ka soo baxay lagu sheegay shacabka Puntland inay u diyaar garoobaan dagaal muddo dheer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada Puntland oo Shir deg deg ah ku yeeshay magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa waxa ay iclaamiyeen dagaal ka dhan ah Somaliland.

Shir deg deg ah oo Golaha Wasiirada Puntland ku yeesheen Magaalada Garowe, ayaa ugu dambeyn war Saxaafadeedkii ka soo baxay lagu sheegay shacabka Puntland inay u diyaar garoobaan dagaal muddo dheer soconaya oo ay lagalaan Soomaaliland.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso Qoraal kasoo baxay Golaha Wasiirada Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories