HomeCaalamkaKenya oo bilowday inay Ciiddankeeda kala baxdo Somalia

Kenya oo bilowday inay Ciiddankeeda kala baxdo Somalia

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ciiddanka Kenya ayaa bilaabay inay si tartiib ah uga baxaan Somalia, kadib, markii ay Golaha Ammaanka ee QM u codeeyeen. Sannadkii la soo dhaafay, Kenya waxay la baxsday 200 oo ka tirsan Askartooda qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, waxaana la filayaa in 200 oo kale laga daad-gureeyo Somalia bisha December ee sannadkan. Ciiddanka Kenya ee […]

- Advertisement -

Ciiddanka Kenya ayaa bilaabay inay si tartiib ah uga baxaan Somalia, kadib, markii ay Golaha Ammaanka ee QM u codeeyeen.

Sannadkii la soo dhaafay, Kenya waxay la baxsday 200 oo ka tirsan Askartooda qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, waxaana la filayaa in 200 oo kale laga daad-gureeyo Somalia bisha December ee sannadkan.

- Advertisement -

Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM  waxay gebbi ahaan ka wada huleeli doonaan Somalia bisha December ee sannadka 2020-ka, kadib, marka ay Ciiddanka Ammaanka Somalia kala wareegaan AMISOM guud ahaan Ammaanka Somalia.

Sida uu dhigayo Qaraarkii Golaha Ammaanka ee QM tirsigiisu ahaa 2372, soon a baxay sannadkii hore ee 2017-ka, waxa uu dhigayaa in Ciiddanka Kenya ka wada bixi doonaan Somalia bisha December ee sannadka 2020-ka suida uu jadwalku yahay.

Haddii u udhaqan galo Qorshahaasi waxay Ciiddanka Kenya 16 goobood ee ay ka hawlgalaan ku wareejin doonaan Ciiddanka Dowladda Somalia iyo kuwa Maamulka Jubbaland.

- Advertisement -

Deegaanadda ay Ciiddanka Kenya ka hawl-galaan ayaa kala ah Garoonka cusub ee Diyaaradaha ee magaalladda Kismaayo,  Dekeddii hore ee Kismaayo, Dhoobley, Afmadow, Taabta, Fafax-dhuun, Hosingow, Kulbiyow,  Bu’aale, Badhaadhe, Bilis Qooqaani iyo Buur-gaabo.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories