HomeCaalamkaIn ka badan Kun Maxaabiis Ethiopian oo ku xiran Sacuudiga oo la...

In ka badan Kun Maxaabiis Ethiopian oo ku xiran Sacuudiga oo la sii dayn doono

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Idaacadda FANA ee magaalladda Addis Abeba ayaa sheegtay inuu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abii  Axmed Cali uu ka codsaday Madaxda Sacuudiga in la sii daayo Maxaabiistaasi. Ra’isul-wasaaraha Ethiopia oo dhawaan booqday Caasimadda dalka Sacuuiga ee Riyaadh waxa uu Boqor Salmaan Bin C/casiis u gudbiyey Codsigaasi, iyadoo la filayo in in ka badan Kun Maxaabiis Ethiopian ah laga […]

- Advertisement -

Idaacadda FANA ee magaalladda Addis Abeba ayaa sheegtay inuu Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abii  Axmed Cali uu ka codsaday Madaxda Sacuudiga in la sii daayo Maxaabiistaasi.

Ra’isul-wasaaraha Ethiopia oo dhawaan booqday Caasimadda dalka Sacuuiga ee Riyaadh waxa uu Boqor Salmaan Bin C/casiis u gudbiyey Codsigaasi, iyadoo la filayo in in ka badan Kun Maxaabiis Ethiopian ah laga sii daayo Xarumaha dadka lagu hayo ee dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Afhayeenka Dowladda Ethiopia, Axmed Shide ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah la bilaabi doono sii-daynta Maxaabiistaasi.

Dhinaca kale,  Tiradda Tahriibayaasha Ethiopianka ee ku nool Sacuudiga waxaa lagu qiyaasay 400,000 oo qof dabayaaqadii sannadkii hore.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories