HomeCaalamkaDowladda Iiraan oo ku hanjabtay inay bacrimin doonaan Yuraaniyamkooda

Dowladda Iiraan oo ku hanjabtay inay bacrimin doonaan Yuraaniyamkooda

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxa Dowladda Iiraan ugu qaabilsan Tamarta Atoomikada,  Cali Akbar Salaixi oo maanta la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay inay awoodi karaan inay 20% naaxiyaan maadada Yuraaniyamka ee laga farsameeyo Habka Nukliyeerka, haddii ay dalalka Europe ee wax ka saxiixay Heshiiskii Caalamiga ku fashilmaan inay Heshiiskaasi badbaadiyaan. Waxa uu intaasi ku daray inay Siyaasadda Iiraan tahay inay […]

- Advertisement -

Madaxa Dowladda Iiraan ugu qaabilsan Tamarta Atoomikada,  Cali Akbar Salaixi oo maanta la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay inay awoodi karaan inay 20% naaxiyaan maadada Yuraaniyamka ee laga farsameeyo Habka Nukliyeerka, haddii ay dalalka Europe ee wax ka saxiixay Heshiiskii Caalamiga ku fashilmaan inay Heshiiskaasi badbaadiyaan.

Waxa uu intaasi ku daray inay Siyaasadda Iiraan tahay inay ka war sugaan dhowrka isbuuc ee soo socda, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay  jiraan dhamaan waxyaabaha suurto-galka ka dhigaya in 20% la bacramiyo Yuraaniniyamka.

- Advertisement -

Dowladda Iiraan iyo Dowladaha Quwadda leh ee Caalamka waxay sannadkii 2015-kii Heshiis ka gaareen Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan, inkastoo uu Madaxweynaha Maraykanka dhawaan sheegay inay ka baxeen Heshiiskii Barnaamijka Nukliyeerka ee Iiraan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories