HomeWararDhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliland”Cidkasta oo diidan Nabada waan la-dagaalami doonaa”

Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliland”Cidkasta oo diidan Nabada waan la-dagaalami doonaa”

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Soomaaliland ay mar walba diyaar u tahay in ay iska diafacdo cidkasta oo deegaanadeeda kusoo duusha,xilli maalma kahor deegaanka tukaraq ay dagaal kula galeen Ciidamada maamulka Puntland. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in Soomaliland ay diyaar u tahay in ay tallaabo ka qaado cidkasta oo nada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Soomaaliland ay mar walba diyaar u tahay in ay iska diafacdo cidkasta oo deegaanadeeda kusoo duusha,xilli maalma kahor deegaanka tukaraq ay dagaal kula galeen Ciidamada maamulka Puntland.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in Soomaliland ay diyaar u tahay in ay tallaabo ka qaado cidkasta oo nada diidan,balse marka hore ay siin doonaan digniin tan xigtana ay noqon doonto in ay la-daagalamaan sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Hadalada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sidoo kale sheegay in marwalba Soomaaliland ay diyaar u tahay in ay nabada qaadato balse aysan ogolaan doonin in deegaanadooda lagu soo xadgudbo.

Hadalka Madaxweynaha Soomaaliland ayaa daba-socda iyada oo maalma kahor madaxweynaha Puntland Cabduweli Gaas,uu sheegay in Soomaaliland ay dooneyso in ay qabsato dhul aysan laheyn balse ay iska difaaci doonaan.

Hoos Ka Dhageyso codka Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories