HomeCaalamkaMaraykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay Taageeradda Hawlgalka AMISOM iyo Ammaanka...

Maraykanka iyo Kenya oo ka wada hadlay Taageeradda Hawlgalka AMISOM iyo Ammaanka Kenya.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mike Pompeo oo Khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Kenya waxa uu hubaal uga dhigay inay Maraykanka sii wadi doonaan Taageeradda ay Kenya ka siiyaan Ammaanka iyo Horumarinta Dhaqaalaha. Madaxwyne Uhur Kenyatta iyo Wasiir Mike Pompeo waxay shalay ku wada hadleen Khadka Telefoonka, iyagoo isla wadaagay Hadafkooda la xiriira La-dagaalanka waxa […]

- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mike Pompeo oo Khadka Telefoonka kula hadlay Madaxweynaha Kenya waxa uu hubaal uga dhigay inay Maraykanka sii wadi doonaan Taageeradda ay Kenya ka siiyaan Ammaanka iyo Horumarinta Dhaqaalaha.

- Advertisement -

Madaxwyne Uhur Kenyatta iyo Wasiir Mike Pompeo waxay shalay ku wada hadleen Khadka Telefoonka, iyagoo isla wadaagay Hadafkooda la xiriira La-dagaalanka waxa ay ugu yeereen Argagixisadda, Nabadda Gobalka iyo Dowlad-wanaagga.

Afhayeenadda Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka, Heather Nauert oo soo saartay hadal-qoraal waxay sheegtay inay Madaxweynaha Kenya iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka isla eegeen qaababka ay uga wada shaqeyn karaan sidii loo dhamayn lahaa Colaadda ka socota dalak Koonfurta Suudaan iyo sidii loo soo wadi lahaa Taageeradda la siiyo Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ee ka hawl-gala daalka Somalia.

Dhinaca kale, Wada-sheekeysiga Labadaa Hoggaamiye ayaa ku soo beegantay, iyadoo la filayo Danjraha Maraykanka u jooga Kenya, Robert Godes lagu bedeli doono Danjire cusub ee uu Madaxweyne Donald Trump dhawaan soo magacaabay, kaasi oo oo lagu magacaabo Kyle McCarter.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories