HomeWararGuddoonka Golaha Shacabka oo Warka soo saaray dagaalka Tukaraq

Guddoonka Golaha Shacabka oo Warka soo saaray dagaalka Tukaraq

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Kulan ay yeesheen guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa ay uga hadleen Dagaaladda maalmihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaaday Deegaanka tukaraq ee gobolka Sool. Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa uuna ku baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq in wax walba ay wada hadal ku dhameeyaan, loona turo […]

- Advertisement -

Kulan ay yeesheen guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa ay uga hadleen Dagaaladda maalmihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaaday Deegaanka tukaraq ee gobolka Sool.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa uuna ku baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq in wax walba ay wada hadal ku dhameeyaan, loona turo shacabka lagu kor dagaalamayo.

- Advertisement -

Sikastaba xaalada deegaanka tukaraq ayaa5 haatan ah mid degan,iyada oo masuuliyiinta labada maamul ay guulo ka sheekteen.

Latest stories